Ogaysiis:-Xawaaladda Dahabshiil-Ireland-Dublin

 

Xawaaladda Dahabshiil Ireland-Dublin Waxa ay si sharaf leh Macmiisheeda qaaliga ah ugu Martiqaadaysaa Xafladd isugu jirta casuumad iyo mahad celin mudadii dheerayd ee ay macmiisha u ahayeen, taas oo lagu heli doono abaal-gudyo tartan daahfuran loo qaban doono habeenkaa macaamiisha dahabshiil ee Ireland Dublin Hadaba ha moogaan inaad ka soo qayb-gasho
xafladaasi habeenkaa ka dhacaysa (Wynn’s Hotel,Dublin 35-39 Abbey Street Lower.North City, Dublin1
Friday April, 20th 2018 Time 18:00 to 23:00 Pm

About The Author