Dawladda Ireland waxa ay dagniin heerka huruuda ah ama meelaha qaar (-10) ku qiyaastay qabowga iyo dhaxanta usbuucan
Dawladda Ireland waxa ay dagniin heerka liinta ama huruuda ah ku qiyaastay qabowga iyo dhaxanta usbuucan ugu danbeyn maalinta jimcaha, heerka -10 (ka hoosaysa heerka biyahu ku barafowbaan 10 digrii) waxaan shacabiga somaliyeed ugu baaqaynaa in ay la socodaan xaaladda weatherka –la soco links-ka hoose,
This is a useful link to the Government’s emergency response page for Storm Emma, giving some good information and emergency numbers.
http://www.gov.ie/…/national-emergency-co-ordination-group…/

All transport operators have severe weather plans and will monitor the evolving weather events. Operators will monitor forecasts from Met Éireann and the advice of National Emergency Coordination Committee.
GOV.IE
