Guushii ciyaaryahanada ireland oo madaxweynahu farxad darteed boodbooday

Xulka kubadda qaranka ee jamhuuriyadda ireland ayaa ciyaarta qaramada qaaradda yurub hal gool iyo eber ku diray xulka talyaaniga ciyaartii kama danbeysta ahayd ee maanta loogu soo baxayey wareega 16 aad, waxaanu xulka jamhuuriyadda ireland uu ka mid noqoday wareega 16 aad oo uu la ciyaarayo xulka france oo ah dalka martida loo yahay,
madaxweynaha jamhuuriyadda iyo dadweynaha ireland ayaa ku jira dabaal-dagyo aan caadi ahayn dalka oo idil iyo magaalo madaxda dublin oo iftiintay guusha ay keenen geesiyaasha ireland,