Ogaysiis :- Waxa Imanaya Sh Mohamud Abu Dalxa Masjidka Dublin 8 Ee Dublin,Maalinta Sabtida 21/10/2017
wuxu Muxaadaroyin ka jeedinayaa Masjidka Dublin 8 Maalinta Sabtiga 21ka Oktobar 2017 waxa uu bilabmaysaa 2da Duhurnima kuna eg tahay 5.45 pm
Axadana 22ka Oktobar wuu joogaa Maalinta Sabtiga ha moogan.