Somali weyn oo Tashatay una Tashatay Ilma hooga dooratayna Laba Guddi oo Somalida Ireland Doorteen kuwaas oo Danta Caamka ah ka Shaqeyn doona,

Warsaxaafadeed , Somali weyn oo Tashatay una Tashatay Ilma hooga dooratayna  Guddi Somalida Ireland waxa ay Doorteen Maanta  xubno kala ah sidan,

2 Guddi oo kala ah

1 Gudida  Marjaca

A. Kadiye

B. Arabow,

C. Mahamed Ali,

D. Saxardid,

E. Muscab  .

F. Abdullahi  Jama ,

G. Nuune,

 

Guddiga Fulinta kala ah

1. Inj Ahmed,

2. Yusuf Guure,

3. Abdirisak

4. Mustfa Matan,

5. Ali Moge,

6. Amiin,

7. Moalim Bashir

Waxa uu sheegay Mr Gadaf in marka  hore Gudida Fulinta ay  kulmayaan  sida ugu dhaqsaha badan ayna dooranayaan  Guddomiye ka dibna ay la kulmaan Al-irshaad qaybt ireland  si  ay ugala hadlan  wax ay  hayaan iyo sidey wax yihiin, taas oo ay dib ugla soo noqon doonan –Guddiga Marjaca Wabilahi Taufiq by Facil  Khair

About The Author