Doorashaddii Dhalinyaradda Somalida Ireland oo Loo doortay Iftina Mohamed -Sida uu u xaqiijiyay Somali Radio Gudoomiyaha Somalida Ireland Ahmed Gadaf,

Doorashaddii Dhalinyaradda Somalida Ireland oo Loo doortay Iftina Mohamed -Sida uu u xaqiijiyay Somali Radio Gudoomiyaha Somalida Ireland Ahmed Gadaf,
Gudoomiyahu waxa uu Sheegay in Doorashaddii Dhalinyarada Somalida Ireland ee 18 August 2017 ka dhacday Magaaladda Dublin ee Jamhuuriyadda Ireland loo Doortay Gudoomiye Iftina Mohamed ka dib markii Xubnahii la tartameyay dhamaantood u Tanaasuleen Iftina Mohamed kuwaas oo kala ahaa Magacayadan, 1-zico,2-turabi,3-abdirizak..Sidaana ay ku ansaxday In ay tahay Maanta laga bilaabo Gudoomiayaha Somalida dhalinyaradda Ireland Ifitina Mohamed –somaliradio.ie – -Bahda Somali Radio waxa ay Hambalyo u Diraysaa Iftina Mohamed in uu Ilaahay u fudaydiyo Xilkaa ay Qaaday-kun hanuuniyo Jidka toosan Aamin.