Ninkii u horeyay ee Madow ee Loo doorto Ireland Mayor

Ninkii u horeyay ee Madow(black) ee loo doorta Mayor Ireland Mr Rotimi Adebari waxa uu joogay 5 Sano Ireland Markaa uu u cararay Doorashadda Dawladaha Hoose County Laois. waxaanu ireland yimid 2000 waxaanu 2007 loo doortay Mayorka Deegaanka County Laois., Waxaanu dhigay Taariikh aan ka dhicin dhulka Irishka Mr Rotimi Adebari oo Nayjeeriya asalkiisu ahaa waxa uu qaatay Dhalashadda Irishka ..inkastoo doorashaddii Baarlamanka ee 2011 lagu eedeyay in sumcad xumo ku saaban in uu been ka sheegay Habka uu ku waydiistay Magan-galyo Dawlada Irishka -waxaanu ku guuldaraystay doorashadaasi.inkastoo uu taariikh somalidu ku dayan karto sameeyay,