HAPPY EID MUBARAK- Jaaliyadda Somaliyeed Ee Ireland

HAPPY EID MUBARAK

Maanta oo ah Axada 25/06/2017 waa maalinta 1-aad ee  Ciidul Fitriga, Dadka muslimiinta ayaa si weyn ugu ciidaya munaasabada ciidul Fitriga, iyadoo dadka oo faraxsan ay isugu soo baxayaan wadooyinka iyo goobaha lagu cibaadeysto.

Sidaas darteed bahda  Warbaahinta Somali radio  waxay halkan tahniyad iyo hambalyo bogaadin leh uga dirayaan dhamaan dunida muslimka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, si gaar ah waxaan ciid mubaarak u leenahay  Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Sugan dalka  Ireland , in Sanadka Sanadkiisa sidoo kale nabad, Bash-Bash iyo Barwaaqo nagu wada gaarsiiyo.

About The Author