Baaq,Gardai (booliska)Magaaladda Waterford Ireland Waxa ay Baadha yaan Dhimashadda Nin Somali ah oo Maydkiisa Laga helay Guri

Ogaysiis,Gardai (booliska)Magaaladda Waterford waxa ay ugu baaqayaan Jaaliyadda somalida Waterford iyo Ireland Guud ahaan in ay ka caawiyaan Garda Baadhista Maydka Marxum Abdirasheed Kaaheen Shire — Oo Maydkiisa laga Helay Guri ku Yaal Magaaladda Waterford -Waxaad soo Garaaci kartaan Gardai contact Waterford Garda station on (051) 305300….
__________ Wakaaladaha Wararka Irishka ayaa wax ka Qoray ..Halkan akhri..