Nin Irish ah oo Gawracay Sadex Caruura oo uu dhalay iyo Xaaskiisii isna is dilay

Aaska Murugadda Leh ee Ninka Hawe la yidhaa xaaskiisa iyo sadexdiisa wiil –oo galabta 03/09/2016 lagu xabaalayo Qubuuraha magaaladda Co Cavan-Ee Dalkan Ireland,
Ninka la yidhaa Alan Hawe, xaaskiisa, Clodagh, iyo sadex wiil oo uu dhalay oo la kala yidha , Liam oo dada 13 jirka ah , Niall, 11, iyo Ryan , 6, waxa maydkooda laga helay Gurigooda oo ku yaal Barconey una dhow Ballyjamesduff isniintii aynu soo dhaafnay.
Gardaí (booliska) Ayaa Rumaysan in Mr Hawe Dilay xaaskiisa iyo caruurtiisa ka hor intaanu khaarajin naftiisa,
Galabta ayaa La dhigi doonaa Xaabl kaliya dhamaan Qoyska Hawe- kumanaan kun ayaa sii sabootiyaya oo ka murugaysan geerida naxdinta leh ee noocana,