Hindi qani noqoday oo tuuray dhalashadiisii oo qaatay dhalashada irishka

Waa Kuma ninka Ugu qanisan Ireland-Dublin

Magaaladda Dublin Ama Gabi ahaanba Ireland ninka ugu qanisani waa nin hindiya oo magaciisa la yidhaa
Pallonji Shapoorji Mistry (wuxuu dhashay 1929) waa Irish Indian ah Waxa uu ka taajiray Dhismaha (construction)
waana Gudoomiyaha Shirkadda Shapoorji Pallonji Group,

Sida ay qortay Jariiradda Forbes qani nimadiisa waxa lagu qiyaasay US$ 16.3 billion bishii novermber 2015,
waxa uu ku leeyahay stake dhan 18.4% shirkadda caanka ah ee Tata Sons,waana nin ka kaliya ee ugu hantida balaadhan
shirkadd gaarka loo leeyahay ee ugu caansan hindiya ee Tata Group

Pallonji waxa uu ka tagay ama iska casilay dhalashadiisa Hindiga (Indian citizenship) 2003 waxaanu qaatay
Irish citizenship–Maadama hindiya aan laga ogolayn qof sita laba dhalasho-waxaanu doorbiday in uu dhalashadiisii asalka ahayd
uu tuuro,qaatana tan irish-ka,

About The Author