Arday ka tirsan jaamacadda Limerick ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda tuulo yar oo Pakistan ah si uu u qaato shahaadada PhD

Inspired by his community’s energy crisis, a University of Limerick graduate has become the pride of his hometown in Pakistan as he becomes the first person from the community to earn a PhD. Muhammad Muddasar, originally from a small rural village in the Jhang District in Pakistan, is one of 1,705 new graduates being conferred at UL this week. He graduated with a Doctorate in Sustainable Materials from UL’s Faculty of Science and Engineering and has made history as he becomes the first ever person from his village to earn a doctorate. Pic Arthur Ellis
Isaga oo ka duulaya dhibaatada tamarta ee ku habsatay dalkiisa iyo bulshadiisa, arday ka tirsan jaamacadda Limerick ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda tuulo yar oo miyi ah oo Pakistan ah oo qaata shahaadada PhD.
Muxammad Muddasar waxa uu noqday mid uu ku faano magaaladiisa oo ku taal degmada Jhang ee Pakistan isaga oo ka mid ahaa 1,705 arday oo ka qalin jabiyay UL horaantii todobaadkan.