the prime minister of Ireland speak for ceasefire in Gaza

Waxaan soo dhawaynayaa in uu dhaqan galo heshiiskii xabad joojinta ee u dhaxeeyay Israa’iil iyo Xamaas kaas oo rajo ka muujiyay dagaal 15 bilood ah oo aan naxariis lahayn ka dib.
Waa in si degdeg ah loo kordhiyo gargaarka bini’aadantinimo ee dadka Gaza.