Dadweynaha jamhuuriyadda ireland ayaa 25 may 2018 u codeeyaya in la dabciyo xeerka 8th ee dastuurka ku jira ee adkaynaya in cunuga la iska soo tuuri karin sharuudo adag oo la soo maro taasi waxa ay keentay in aftidan la qaado 25 may 2018 ay dadku ku dalbadeen in la fudaydiyo xeerkaa adkaa si ay dumarku fursad ugu helaan in ay doortaan in ay dalbadeen in ilmaha iska soo tuuri karaan sababo caafimaad haddii ay u aragto ama 12 week haddii uu jiro oo ay dalbato in laga soo xaadho. halkan guji faahfaahin ku saabsan natiijadaa https://www.rte.ie/news/eighth-amendment/results/