Digniin.Xaaladda cimiladda oo xun awgeed. ku jir guriga.Stay indoors warning as blizzard conditions
maanta 4pm waxa la filayaa in dabaylo wata baraf iyo qabow ay ku dhuftan gabi ahaan dalka ireland . waxaan loo maleynayaan 4pm ilaa maalinta jimcaha bari 3:00 PM ay yaraadan fadlan la soco wixii soo kordha
8https://www.rte.ie/news/ireland/2018/0301/944318-live-weather/