Kulankii Saaka aan la yeeshay Duqa Magaaladda Ugu Saxada Fiican dunida ee Cork

Kulankii Saak xafiiskiisa uu igu qaabilay Mayorka Caasimadka labada ee Ireland ee Cork. Lord Mayor Tony Fitzgerald. waxa uu iiga Waramay in Ay magaaladda Ay u Doortay Haayadda WHO Ee caafimaadka dunidu magaaladda ugu fiican Xaga Saxada Ama caafimadka ee lagu noolankaro dunida Bishan Soo socota ee September 2017 ayey u dabaaldagaysaa Magaaladda Cork, 

About The Author