Somali weyn oo Tashatay una Tashatay Ilma hooga dooratayna Laba Guddi oo Somalida Ireland Doorteen kuwaas oo Danta Caamka ah ka Shaqeyn doona,

Warsaxaafadeed , Somali weyn oo Tashatay una Tashatay Ilma hooga dooratayna Guddi Somalida Ireland waxa ay Doorteen Maanta xubno kala ah sidan,
2 Guddi oo kala ah
1 Gudida Marjaca
A. Kadiye
B. Arabow,
C. Mahamed Ali,
D. Saxardid,
E. Muscab .
F. Abdullahi Jama ,
G. Nuune,
Guddiga Fulinta kala ah
1. Inj Ahmed,
2. Yusuf Guure,
3. Abdirisak
4. Mustfa Matan,
5. Ali Moge,
6. Amiin,
7. Moalim Bashir
Waxa uu sheegay Mr Gadaf in marka hore Gudida Fulinta ay kulmayaan sida ugu dhaqsaha badan ayna dooranayaan Guddomiye ka dibna ay la kulmaan Al-irshaad qaybt ireland si ay ugala hadlan wax ay hayaan iyo sidey wax yihiin, taas oo ay dib ugla soo noqon doonan –Guddiga Marjaca Wabilahi Taufiq by Facil Khair