Ogaysiis (Family fun day)Shabakadda Ururada Somalida Ireland ee ( Somali association Network of Ireland,

osOgaysiis (Family fun day)Shabakadda Ururada Somalida Ireland ee ( Somali association Network of Ireland, Waxa ay dadweynaha somaliyeed ee ku nool Dublin iyo hareeraheeda ugu bushaaraynaysaa in ay qabanayso Family Fun Day 6 August 2017 oo ku beegan Maalinta Axada ah ee soo socota oo macnaheedu tahay Maalinta Ciyaaraha ee Qoyska-Somaliga ah Waana free (Family fun day) kaas oo ka dhici doona ( AT Ballymun, Dublin 9 ) wixii faahfaahina kala xidhiidh ..Ahmed Gadaf Gudoomiyaha Please contact with Mr. Ahmed Gadaf on 0894759922..Somali Association Network of Ireland -keen Caruurtaada iyo asxaabtaadda, La cawee Somali badan maalintaa

About The Author