HAPPY EID MUBARAK- Jaaliyadda Somaliyeed Ee Ireland

HAPPY EID MUBARAK
Maanta oo ah Axada 25/06/2017 waa maalinta 1-aad ee Ciidul Fitriga, Dadka muslimiinta ayaa si weyn ugu ciidaya munaasabada ciidul Fitriga, iyadoo dadka oo faraxsan ay isugu soo baxayaan wadooyinka iyo goobaha lagu cibaadeysto.
Sidaas darteed bahda Warbaahinta Somali radio waxay halkan tahniyad iyo hambalyo bogaadin leh uga dirayaan dhamaan dunida muslimka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, si gaar ah waxaan ciid mubaarak u leenahay Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Sugan dalka Ireland , in Sanadka Sanadkiisa sidoo kale nabad, Bash-Bash iyo Barwaaqo nagu wada gaarsiiyo.