Irishka oo Taalo Xusuusa u Sameyey Qabiil 170 Dollar $ Ugu Deeqay Xilligii Abaarta iyo Macluushu ku dhacday 1847,(lacagtaasi xilligaa 170 Million ayey u dhigmaysay)

Irishka oo Taalo Xusuusa u Sameyey Qabiil 170 $ Ugu Deeqay Xilligii Abaarta iyo Macluushu ku dhacday 1847,(lacagtaasi xilligaa 170 Million ayey u dhigmaysay)
Xusuusta Taaladdan Ayaa loo hibeeyay Qabiilka Choctaw oo Dagan dalkaasi Maraykanka ..Taaladda Quruxda badan ayaa ka kooban
Bir- Nadiifa oo qurxoon oo loo eekaysiiyay Baalasha Gorgorka oo 9 Xabo ah –7 mtr u dhereran cirka..waana qurux cajiiba oo soo jeedanaya indhaha.dhinaca kale .waxa ay u Eektahay Koobka Cuntadda Lagu siiyo Dadka Gaajaddu hayso