Leo Varadkar oo Noqoday Raysal Wasaarahii ugu dada Yaraa ee Ireland loo doorto,

Leo Varadkar  oo asalkiisu ka soo jeedo aabo hindiya laakiin ku dhashay ireland dublin hooyadiina ay tahay irish ayaa noqoday Raysal wasaarahii ugu da’da yaraa Ireland ee soo mara Jamhuuriyadda Ireland, Leo Varadkar waxa uu lacagta u kordhiyay asylum seekers ka intaanu hor-tagin baarlamanka maanta oo ayna ugu duugin raysal wasaare nimada dalka,

 

Varadkar elected Ireland’s youngest ever Taoiseach

https://www.rte.ie/news/2017/0614/882589-new_taoiseach/

About The Author