Leo Varadkar oo Asalkiisu Hindi yahay oo la filayo in uu Ireland Raysal wasaare ka Noqodo,

Raysal Wasaaraha Ireland ninka la filayo in uu noqodo oo Xildhibaanadda Xisbiga Talada Hayaa 28 codka siiyeen Ninka Asalkiisu Hindiga yahay aabahiina Muhaajir nimo ku yimid ireland LEO VARADKAR halka ninka la tartamaya ee Irishka reer Cork helay –19 Xildhibaan SIMON COVENEY oo ah wasiirka Guryeynta.. Guusha xildhibaanadda ayaa u horseedi doonta Leo Varadkar oo ah wasiirka Daryeelka bulshadda in uu noqod Raysal wasaarahii u horeyay ee Abahii muhaajir ajaaniba ee soo mara Irishka walibana Ah Siyaasi qirtay in uu yahay Gay inta la ogyahay Madaxda dunida soo Martay.