Sheekha Somaliyeed ee Geeska afrika ka Caanka ah Sh Mustafe H ismail oo Dublin khudbado diimeed dadka somalida ah u jeediyay

Sheekha somaliyeed ee Geeska afrika caanka ka ah sheikh mustafe H. ismail Haaruun iyo culumo kale oo somaliyeed  oo xalay soo gaadhay Dublin ireland ..Maantana ka jeediyay khudbad wacyigalinta umadda islamka ah Misjidka Dublin 8 taas oo ciwaankeedi ahaa dariiqa toosan, Barina 14 bisha may 2017 ka jeedin doona khudbad kale masjidka balchstwon ,..

.sheekh-mustafe

About The Author