Ifrah Ahmed oo La Gudoonsiyay Abaal Marin caalamiya I.R.A.R.A -oo Dublin Ireland saldhigeedu yahay

 

Ururka Caalamiga ah ee International Runway Achievers and Recognition Awards.Ee loo soo gaabiyo (I.R.A.R.A) oo saldhigiisu yahay Jamhuuriyadda Ireland Gaar ahaan Caasimadda Dublin ayaa Gudoonsiiyay  Abaal marin caalamiya  Ifrah Ahmed oo ah gabadh somaliyeed  oo u dhaqdhaqaada Cidhib-tirka Gudniinka Fircooniga ah ee lagu dhibaateeyo dumarka somaliyeed, Ifrah  ahmed waxa ay tahay dadka ugu caansan bulshadda somalida ah ee dagan dalka ireland markay noqoto bulashadda irishka-

 

 

About The Author