Marajankii iyo dabaaladagii maalinta Xuska Saint Patrick Ee 17 March 2017 Ee Ireland

Saint Patrick’s Day, waa maalinta waliga Patrick waa maalin loo dabaal-dago dhaqan iyo diinta waxaana la qabtaa 17 march sanad kasta waana hidihii iyo dhaqankii dhimashadii waliga Saint Patrick (Ciise Dabadii ) (c. AD 385–461), ama xuskii Saint Patrick (Irish: Lá Fhéile Pádraig, )
Magaaladda Cork waxa ay ku taala gobolka loo yaqaan(munster) waana koonfur galbeed Ee jamhuuriyadda ireland waxa si weyn uga qabsoomay Xuska sida weyn ugu weyn quluubta dadka irishka ah ee Saint Patricks Day , waxa kale oo dabaal-dagani ka dhacay dublin iyo guud ahaan ireland
Saint Patrick’s Day waxa loo sameeyay si gaara in ay u noqoto maalin Christian oo fasaxa waana horaantii qarnigii 17 aad markii si gaar ay ugu noqotay madhabaha kiristanka ee Catholic Church, the Anglican Communion (Gaar ahaan Makaniisadda Ireland the Church of Ireland iyo makaniisadaha bariga ordadhagos iyo lutheran),[4] the Eastern Orthodox Church, iyo Lutheran Church.
Maalinta Xuska Saint Patrick waa maalintii Diinta Kiristanku Soo gashay ama Soo Gaadhay Dhulka Ireland waxaana looga dabaal-dagaa dhaqan ahaan iyo hiddo ahaanba Ireland iyo aduunka kale ee qoomiyadda dadka irishku ku noolyahiin waan heritage and culture of the Irish in general.[5]
Dabaal-dagaasi waxa si weyn loogu soo ban-dhigaa dhaqanka dadka irish-ka ah oo xidhan dhar Green-ah (dooga ah) iyo geedka loo yaqaan A shamrock maalintaa waa maalin kiristanku si weyn u xusaan gaar ahaan mikiniisadaha ireland oo si weyn uga qayb-qaata ,
Maalintaa waxa reeban cuntadda ito Khamriga marka laga reebo khamriga hiddaha u ah maalintaa ee la dhiiri-galiyay in la isticmaalo
Saint Patrick’s Day waa maalin laga nasto shaqadda Jamhuuriyadda Ireland iyo meelo badan oo qoomiyadda irishku ku nool yahiin sida,Republic of Ireland, iyo ]Northern Ireland,[11] the Canadian province of Newfoundland and Labrador (oo shaqaalaha gobolkaasi ee dawladdu fasax yahiin ), iyo the British Overseas Territory of Montserrat.
Waxa sidoo kale dabaal-daga oo shaqadda joojiya Irishka Qurbo-jooga ah the Irish diaspora ee aduunka oo dhan,, especially in Great Britain, Canada, the United States, Argentina, Australia, iyo New Zealand. Saint Patrick’s Day waxa imika lagu balaadhiyay meelo badan oo aduunka ka mida oo irishku joogan sanadahii danbana dadka qaar ayaa uga faaiidaystay ganacsi oo badeecadahooda maalintaa soo mariya wadooyinka si loo Arko,kuwaas oo cambarayn kala kulmay wadaada Makaniisadaha,
halkan ka daawo dabaal-dagaa—
http://www.eveningecho.ie/corknews/We-captured-some-video-at-a-variety-of-St-Patricks-Day-parades-Check-them-out-73645313-ae60-47ee-bc4c-76afa3e6d967-ds