Habeenka dhaqanka ireland iyo Somalida Ireland doorkii ay ku lahaayeen 16/09/2016

Somali fara badan ayaa habeenkii xalay ahaa ee bishu ay ahayd 16/09/2016 isugu yimid goobta xafladda dhaqanka ireland iyo aduunku ka dhacaysay ee loo yaqaan Stephen Green Park Ireland waxa ayna somalida lagu xasuustay in ay ahaayeen dadkii ugu horeyay ee taariikhda ireland yimaad ireland ee ku soo bandhiga dhaqanka somalida iyo africa ka dib markii koox ka socota brithish somaliland ay ka soo qayb-galeen carwadda la magac baxday  The International Exhibition, Dublin 1907 halkaas oo aad ka akhrisan kartaan links-ka –https://comeheretome.com/2013/02/17/the-somali-village-1907/ sida ay u dhacday carwadaasi,

hadaba tii xalay dhacday waxa ay noqonaysaa tii labaad ee ka dhacda Ireland, 100 sano in ka badan oo somalidu ku soo bandhigaan,

About The Author