Magaalo 14 Qabiil Dagaan oo qabiil-kastaa Calan leeyahay oo badhtanka magaaladda sudhan ( Gal way- Ireland) WARBIXIN


Magaaladda Galway oo ku taal gobolka Connacht. Ee galbeedka jamhuuriyadda Ireland waxa ku nool 75,530 qof waxaana ay ka mid tahay magaalooyinka dalxiiska badan booqdan waxa hadaba magaaladdani cajiib ku tahay waxa dagan 14 qabiil waxaana ( gal way) lagu naanaysaa “City of the Tribes” magaaladdii qabiilooyinka—qabiil kastaaba calan ayuu leeyahay waxaana 14-ka calan ay ku yaalaan badhtamaha magaaladda Galway oo loo yaqaan galway eyer square—magaaladdan waa magaalo dhaqan waxaana Europe u Dooratay in ay noqoto caasimadda Dhaqanka yurub –2020-ka
Haddaba somalida iyo magaaladdan 14 qabiil dagaan ee qolowliba calankeedii badhtanka ka taagtay tolow-maxay somalida kaga duwan yahiin ayey kula tahay maadama horumar ay sameyeen..waxa magaaladda ka soo jeeda siyaasiyiin caana oo aduunka laga yaqaan sida,
Douglas Hyde, President of Ireland, 1939
Eamonn de Valera,Taoiseach, raysal wasaarahii Ireland 1946;
Sean T O’Kelly, President of Ireland, 1950;
Robert F Wagner, Mayor of New York, 1961;
John F Kennedy, President of the US, 1963
Ronald Reagan, President of the US, 1984;
Hillary Rodham Clinton, 1999;
Richard M. Daley, Mayor of Chicago, 2003;
Madaxweynaha hadda ee Ireland Michael D. Higgins, President of Ireland, 2012
MAGACAYDDA QABIILOOYINKA DAGA mAGAALADDA
Notable members of the Tribes
2.1 Athy
2.2 Blake
2.3 Bodkin
2.4 Browne
2.5 D’Arcy
2.6 Deane
2.7 Font (ffont)
2.8 French (ffrench)
2.9 Joyce
2.10 Kirwan
2.11 Lynch
2.12 Martin
2.13 Morris
2.14 Skerrett