Cup-ka Xagaaga Dublin ee General Daauud oo ay qaaday (Limerick City)

[wpdevart_youtube]X1TBOLWKBLo[/wpdevart_youtube]Cup-ka Xagaaga Dublin ee General Daauud oo ay qaaday (Limerick City) ayaa waxa ku loolamay in ka badan 14 kooxood waxaana guushu ku raacday kooxda ku ciyaaraysay magaca limerick City ee dalkani ireland,