Habka Guurtida Loo doorta Jamhuuriyadda Ireland,- sida loo dhiso chamber sharciya,

Habka Guurtida Loo doorta Jamhuuriyadda Ireland,- sida loo dhiso chamber sharciya,

Guurtidda Waxa loo yaqaana (seanad) Senate ee jamhuuriyadda ireland oo dadkeeda lagu qiyaasay 4.5 million, waxaanu golaha guurtidu ka kooban yahay 66 xubnood –

Habk doorashadda Senate loo galo waxa go,aamiya golaha wakiiladda-waxayana ka soo saaraan xeer tilmaamaya habka doorashadu u dhacayso.-waxayna doorashaddii dhaweyd ee guurtida u doorteen sidan,

11 xuboond waxa magacaaba Raysal wasaaraha oo afka irishka la yidhaa Taoiseach

6 xubnoodna Ardayda ka qalin jabisa labada jaamacadood ee ugu weyn dalka,

43 xubnood waxa doorta ,shan haayadood oo isku dan ah, kuwaas oo kala ah, ururadda , 1-beeraha, 2-shaqaalaha,3-waxbarashadda,4-warshadleyd,5-maamulka goboladda iyo ururka ganacsatada ,

sidaas ayey 66 xuboond ku yahiin guurtidu , shaqadooda waxa qeexay dastuurka jamhuuriyadda waana sidan,

waa in ay muraajiceeyaan (revising) xeerarka hindisaha ah ee loo diro baarlamanka ,ama wax ka badalaan xeeraraka sharciyan dastuurka ka hor imanaya ee ay ansixiyaan barlamanka oo dib loogu soo celiyo..barlamanka sidaana ku ansixiyaan mar labaad barlamanku ..golaha seanad awoodiisu waa xadidantahay ,,waana la talin sharci oo xukumadda iyo barlamanka ah , mana jiraan awood kale oo ay leeyahiin, marmarna waxa ay leeyahiin la talin arrin qaranka ku soo kordhay oo ay u gudbiyaan barlamanka,

Hadaba———————————-

Awoodaha Faraha badan ee Afrika loo xambaariyo golayaashooda waa kuwa khalkhal siyaasadeed keena…
waxaana haboon in golaha la soo doortay uu helo gole-kale oo sidan kor ku xusan Awoodiisu ku kooban tahay talo-bixin iyo danta haayadaha muhiimka ay leeyahiin,waxa diyaariyay Abdiaziz Mussa -Radio Somali oo ireland dublin ka dhisan,

About The Author